Ra’isul Wasaare Abiy Ahmed oo la kulmaya Kun qof oo Soomaali ah

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa beri oo Jimco ah in magaalada Adis Ababa kulan gaar ah kula yeesho  kun qof oo kamid ah Soomaalida dalka Itoobiya . Dadka Soomaaliyeed uu la kulmayo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaa inta badan laga kala keenay gobolada maamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana la sheegay in dadkan … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy Ahmed oo la kulmaya Kun qof oo Soomaali ah